Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa oo gaaray Baydhabo iyo Laftagareen oo..(Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelintii dambe soo gaaray magalada Baydhabo ee Caasimadda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa waxaa garoonka diyaaraha ee Shaati Gaduud ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, labada gole ee … Continue reading Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa oo gaaray Baydhabo iyo Laftagareen oo..(Sawirro)